Cumar Cabdirashiid oo shaaciyay ujeedka ka dambeeya Fashilinta Shirkii Afisiyoone

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake , ayaa ka hadlay shirkii fashilka kusoo dhamaaday ee teendhada Afisiyooni ku yeesheen madaxda Dowlada federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada. Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in si kutalo gal ah loo fashiliyay shirkii u socday madaxda Dowlada federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada, waxa uuna tilmaamay in ujeedka … Continue reading Cumar Cabdirashiid oo shaaciyay ujeedka ka dambeeya Fashilinta Shirkii Afisiyoone